Dhageyso Beelaha Somaliland oo ay ka dhax Bilaabatay Colaad iyo Suldaan Guud...

Dhageyso Beelaha Somaliland oo ay ka dhax Bilaabatay Colaad iyo Suldaan Guud ee beelaha Somaliland oo yiri ” Hadii Aanu Nahay Garxaajis Dagaal Ayaanu Qaadi Doonaa”

0
SHARE

HM__Xafiiska Burco Suldaan Guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan  Cabdiqaadir ayaa waxaa uu si adag uga hadley dagaal ka dhacay deeganka Ceel Afweyn ee gobalka Sanaag .

Suldaan Maxamed Suldaan  Cabdiqaadir ayaa sheegay in beelaha walaalaha ah ee halkaas ku dagaalamay ay beel ka mid ah xukuumadu hubeynayso isla markaana waxaa uu ku hajabey hadii ay xukumadu arintasi joojin weydo in beesha Garxaajis ay dhamaan dagaal u diyaar garoobi doonaan sida uu sheegay

Hoos ka  dhageyso Codka

LEAVE A REPLY