Dhageyso Ciidamada ku sugan deganada Galmudug ee ka amar qaata Dowlada Somaliya...

Dhageyso Ciidamada ku sugan deganada Galmudug ee ka amar qaata Dowlada Somaliya oo la Tiro koobayo

0
SHARE

udiga Golaha Amniga Galmudug Ayaa Maalmahaan Waday Qorshe Ay doonayaan in ay ku ogaadaan Tirada Rasmigaa ee ciidamada Qalabka sida ee golmudug waxaan Maalmahaan ay socdaal ku marayeen deeganada Gobolka Galgaduud Sida uu warbaahinta allgalmudugnews U Sheegay Maslax Cali Xusen oo ka mid ah Gudiga Golaha Amniga Galmudug Ahna U Qaabbilsanahay Galmudug Xafiiska amniga qaranka Ee Fadaraalka

            Hoos kadhageyso wareysiga oo dhameestiran  Saadaq laki  ayaan la yeeshay

LEAVE A REPLY