Dhageyso, Ciidanka isku dhafka galmudug iyo puntland oo shaqo culus ka...

Dhageyso, Ciidanka isku dhafka galmudug iyo puntland oo shaqo culus ka bilaabay Gaalkacyo

0
SHARE

HM__Xafiiska  Gaalkacyo : Dhawaan ayay ahayd Markii ciidamo ka tirsan kuwa Galmudug iyo Puntland  la isku dhafay , arinta oo looga gon leeyahy in ciidankaasi ay ka wada shaqeeyaan nabada gobalka Mudug   gaar ahaan Mgaalada Gaalkacyo .

Ciidankan isku dhafka ah  aya bilaabay hawulgalo si wadajir ah ay uga sameynayan magaalada Gaalkacyo , iyagoo baacsanaya  koxo ay ku tuhmayan in ay ka danbeyaan falalka amni dari ee ka dhaca magaalad gaalkacyo

Taliye ku xigeenka booliska Galmudug  cabdi jaamac cabdile xabeeb aya faah  faahin ka bixiyay hawulgalka  ay wadaan ciidanka isku dhafka ah iyo waxa ku soo beegay xilagan waxana uu shegay in ciidankan ay si wadajir ah ay  u sugayan amaanka magaalada Gaalkacyo

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY