Dhageyso Gaas oo ugu hanjabay dadka colaada la hurinaya Gaalkacyo in talaabo...

Dhageyso Gaas oo ugu hanjabay dadka colaada la hurinaya Gaalkacyo in talaabo adag laga qaadi doono

0
SHARE

Cabduweli Maxamed Cali Gaas, oo ku sugan Magaalada Gaalkacyo ayaa waxa uu ka hadlay xaalada magaaladaas iyo doorka kaga aadan Maamulka Puntland.

Madaxweyne Gaas ayaa sheegay in haatan ay u muuqdaan juhdi iyo wqti ay bixinayaan Maamulada Magaalada Gaalkcyo ee labada dhinac iyo Shacabka si nabada loo adkeeyo.

Waxa uu ugu baaqay masuuliyiinta Magaalada Gaalkacyo iyo Shacabkaba in kaalintooda ka qaataan sidii nabad waarta looga heli lahaa Gaalkacyo isaga oo sheegay in cid alaala iyo cidii colaad ka abuurta tallaabo laga qaadi doono.

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweyne Gaas.

LEAVE A REPLY