Dhageyso Howlgalka Xasilinta Oo Ka Bilowday Dagmada Hobyo Ee Gobalka Mudug Iyo...

Dhageyso Howlgalka Xasilinta Oo Ka Bilowday Dagmada Hobyo Ee Gobalka Mudug Iyo Hub Ka Dhigis Lagu Sameeyay….

0
SHARE

Maamulka Degmada Hobyo ee Gobolka Mudug Ayaa Soo Rogay Amaro Lagu Xanibayo Xubka Sharci dara ah ee dhexyaala Magalaada Wuxuuna Howlgalku yimid Kadib Kulamo Ay Yesheen Maamulka Hobyo iyo Bulshada Kunool magaalo xeebeedka hobyo ee koonfurta gobalka mudug

Xogahaya Maamulka Degmada Hobyo Shiikh Mursal ayaa sheegay in howlgalkaan ay iska kaashanayaan ciidanka galmudug iyo kuwa dawlada fadaraalka soomaaliya laguna doonayo in lagu xasiliyo dagmada hobyo

Hoos Ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY