DHAGEYSO: Hub casri ah oo la siinayo Ciidamada lagu tababarayo Saldhiga Turkiga

DHAGEYSO: Hub casri ah oo la siinayo Ciidamada lagu tababarayo Saldhiga Turkiga

0
SHARE

Waxaa dib u habeyn guud lagu wadaa Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa xoogga dalka, si ay u dardar geliyaan Dagaalka ka dhanka ah ee ururka Al-shabaab.

Wasiiru Dowlaha Wasaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cali Xagaa oo wareysi siiyay VOA-da ayaa sheegay in saldhigga Turkiga ee Muqdisho uu tababar uga soconayo Ciidamo ka tirsan Dowladda, kuwaasi oo uu sheegay hadii tababarkooda u dhamaado la siin doono Hub iyo Agab Ciidan oo casri ah.

Wuxuu sheegay Dowladda Federaalka oo hada ku jirta xaalad in marwalba hadana ay diyaar u tahay in ay masuuliyad gaar ah iska saarto Ciidamada Dowladda qeybahooda kala duwan, sidii baahiyahooda loo dabooli lahaa.

Hoos ka dhageyso Codka

LEAVE A REPLY