DHAGEYSO:-Madaxweynaha Galmudug oo ku baaqay inay dawlada Soomaaliya la timaado Siyaasad lagula...

DHAGEYSO:-Madaxweynaha Galmudug oo ku baaqay inay dawlada Soomaaliya la timaado Siyaasad lagula shaqayn karo

0
SHARE

Madaxweynaha Galmudug Axmed Gelle Xaaf ayaa markii ugu horaysay ka hadlay Colaadaha ka jira deegaanada Maamulka Galmudug ee ku salaysan arimaha Qabiilada iyo sidii xal looga gaari lahaa.

Axmed Ducaale Gelle Xaaf ayaa sheegay inay waxbadan iska bedeleen arimihii ugu darnaa ee dhanka Khilaafaadyada ku salaysan Arimaha qabilka ayna dawladiisu waddo dadaalo lagu soo Afjarayo Khilaafaadyo badan oo ka jira Maamulkaas.

Madaxweynaha dawlada Federalka Somaaliya ayuu ugu baaqay inay gacan ka gaysato sidii ay u sii waddi lahayeen khilaafka ka taagan qaar kamid ah maamul goboleedyada dalka gaar ahaana Galmudug.

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY