DHAGEYSO-Madaxweyne farmaajo oo dhabaha u xaaraya Nabadda Gaalkacyo.

DHAGEYSO-Madaxweyne farmaajo oo dhabaha u xaaraya Nabadda Gaalkacyo.

0
SHARE

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa saacadihii la soo dhaafay xoojiyay kulamada xalka loogu raadinayo colaada magaalada Gaalkacyo oo socotay in ka badan rubac qarni.

Cabdinuur Maxamed Axmed Agaasimaha Warfaafinta & Xiriirka Warbaahinta oo ka mid ah wafdiga Madaxweynaha ayaa  waxa uu ku sheegay in madaxweynaha uu xoogga saaro dooni in maslaxad Guud loo helo dhibaatada Colaada ee ka jirta Gaalkacyo.

Hoos ka dhageyso Codka

LEAVE A REPLY