Dhageyso Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi (Carrabeey) oo bixiyay wareysi...

Dhageyso Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi (Carrabeey) oo bixiyay wareysi Xiiso badan

0
SHARE

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi (Carrabeey) ayaa mar uu ku sugnaa magaalada Caabudwaaq bixiyay wareysi xiiso badan oo dhinacya badan taabanaya.

Wareysigaan ayuu Madaxweyne ku xigeenka ugu horeyntii ka warbixiyay taariikh noleedkiisa oo kooban,  sida,  heerka aqoontiisa iyo waqtigii uu siyaasadda ku soo biiray iyo waxyaabihii uu soo qabtay.

Waxaa Maxamed Xaashi waxyaabihii uu ka warbixiyay ee laga wareystay ka mid ah, hishiiskii Jabuuti ku dhex maray Galmudug iyo Ahlu-sunna, Khilaafka Galmudug iyo Puntland iyo arimmo kale oo badan oo dhamaantood xasaasi ah.

LEAVE A REPLY