Dhageyso Madaxweyne Xaaf oo ka hadlay heshiis Muhiim ah ay wada galeen...

Dhageyso Madaxweyne Xaaf oo ka hadlay heshiis Muhiim ah ay wada galeen isaga iyo Farmaajo intii uu ku sugna Deganada Galmudug

0
SHARE

Madaxweynaha Dowlad Goboledka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ka hadlay halkii uu ku dambeeyay khilaafkii soo kala dhexglay Maamulkiisa iyo madaxda ugu sareysa dalka.

Xaaf ayaa waxa uu sheegay in arrinta khilaafkaas uu sababtay uu ahaa markii safarkii uu ku tegay Imaaradka sikale loo fasiray,taas oo keentay khilaaf weyn laakin waxaas oo dhan haatan uu dhamaaday ayna ka heshiiyeen.

Waxa uu hadalkiisa intaas raaciyay in isaga iyo dowladda ay wada heshiiyeen,isla mrkaana hadii ay Imaaraadka mashaariic ka fulinayaan deegaanada Galmudug ay soo dhaweynayaan hadii ay dowladda u soo marsiiyaan taasina ay muujineyso in khilaafkii laga gudbay.

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweynaha Galmuudg  Xaaf

LEAVE A REPLY