Dhageyso Madaxweyne Xaaf oo ka Hadlay socdaalka farmaajo ee deganada galmudug iyo...

Dhageyso Madaxweyne Xaaf oo ka Hadlay socdaalka farmaajo ee deganada galmudug iyo xilia uu imanayo oo uu shaaciyay

0
SHARE

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf Ayaa Manta Gaaray Magaalada Cadaado Oo xarun kumeel gaar u’ah Dowlad Gobaleedka Galmudug

Madaxweynaha ayaa kasoo amba baxay Magaalada Muqdisho oo howlo shaqo muddo ugu sugnaa waxaana Cadaado kusoo dhaweeyay qaybaha bulshada iyo masuuliyiinta Galmudug

Hoos ka dhageyso codka

LEAVE A REPLY