Dhageyso Magaalada Cabudwaaq iyo Diyaar garaw xoogan oo loogu jiro soo dhawaynta...

Dhageyso Magaalada Cabudwaaq iyo Diyaar garaw xoogan oo loogu jiro soo dhawaynta Madaxweyne Farmaajo, Ciidamda Galmudug oo lagu daadiyay xaafadaha Maaladaasi

0
SHARE

Madaxwaynaha Somalia oo Socdaal uu kua kulmay Bulshada qaybahooda kala
duwan ku kala Bixinaya Deegaano iyo tirsan Gobollada Somalia.

Maxamed cabulaahi farmaajo madaxweynaha soomaaliya  oo Hadda ku sugan Boosaas ayaa ku guda jira Dhamaadka Booqashadiisa Puntland isagoona kadib u amba bixi doona Gaalkacyo oo
uu uga sii gudbi doono Deegaano katirsan Magaalooyinka Galmudug

Hoos ka dhageyso codka

LEAVE A REPLY