Dhageyso Qudbadii Madaxweyne Farmaajo Markii uu Gaalkacyo yimid uu Jeediyay isagoo ka...

Dhageyso Qudbadii Madaxweyne Farmaajo Markii uu Gaalkacyo yimid uu Jeediyay isagoo ka Hadlay arimo labada dhinac Gaalkacyo ku saabsan

0
SHARE

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Maanta soo gaaray Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug kadib markii uu ka soo kicitimay Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari.

Boqolaal ka mid ah Shacabka Magaalada Gaalkacyo ayaa Madaxweynaha iyo wefdigiisa waxa ay ku soo dhaweeyeen Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo oo ay Puntland maamusho,waxana wehlinaya Madaxweyne Cabduweli Maxamed Cali Gaas iyo Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada iyo Xubnaha Golaha Shacbka Soomaaliya.

Madaxweyne Farmaajo oo boqolaal Shacab ah kula hadlayay Gaalkacyo ayaa marka hore Shacabka ugu mahad celiyay qaabka wanaagsan ay ugu soo dhaweyeen Gaalkacyo

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY