Dhageyso Qudbadii Madaxweyne farmaajo u ka jediyay Hobyo Kadib Markii uu Magaladasi...

Dhageyso Qudbadii Madaxweyne farmaajo u ka jediyay Hobyo Kadib Markii uu Magaladasi Maanta uu gaaray

0
SHARE

Maxamed c/laahi farmaajo madaxweynaha soomaaliya ayaa noqday madaxweynihii ugu horeeyay ee booqda magaalada hobyo ee gobalka mudug tan iyo markii ay soomaaliya bur burtay wuxuuna halkaasi kala kulmay soo dhaweyn aan horay loo arag

madaxweynaha oo khudbad dheer u jeediyay dadweynaha reer hobyo ayaa waxa uu sheegay in safarkiisu uu markii hore ahaa socdaal nabad iyo dib u heshiisiin ku salaysan balse uu haatan isku badalay safar hormar

Waxa uu sidoo kale dhagax dhigay dakadda magaalada hobyo oo uu balan qaaday in deg deg loo dhisayo

LEAVE A REPLY