Dhageyso Qudbadii Madaxweyne Xaaf uu ka Jeediyay xaladii farmaajo loogu qabtay Dhanka...

Dhageyso Qudbadii Madaxweyne Xaaf uu ka Jeediyay xaladii farmaajo loogu qabtay Dhanka Galmudug ee Gaalkacyo

0
SHARE

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug  Ahmed Ducaale Gelle Xaaf aya ka hadlay soo dhawaynta Koonfurta Magalada Gaalkacyo loogu soo dhaweyay madaxweynaha soomaliya mudane Farmaajo  waxana uu qudbad ka jeediyay xaflad soo dhawayn ah oo farmaajo loogu soo dhaweyay koonfurta magaalada galkacyo

Xaaf aya farmaajo uga mahad celiyay socdaalka uu ku yimid magaalada  gaalkacyo ee galmudug waxana uu shegay in reer galmudug ay  mudo sugayeen imanshaha farmaajo ee gaalkacyo waxana uu shegay in shacabka galmudug ay diyaar u yihiin  midnimada iyo wadajir ka shacabka soomaliyed

Hoos ka dhageyso Codka

LEAVE A REPLY