Dhageyso Rajada laga Qabo Dakada Hobyo iyo waxa uu soo kordhin...

Dhageyso Rajada laga Qabo Dakada Hobyo iyo waxa uu soo kordhin karo Safarka Farmaajo ee Hobyo

0
SHARE

HM__Xafiska  Gaalkacyo: iyadoo dhawan la filayo in magalaadasi hobyo uu tago madaxweynaha dowlada fadaraalka soomaliya mudane farmaajo ayaa rajo wanagsan laga muujinaya  mustaqbalka dakada hobyo , waxana arintasi ka hadlay siyaasiyiin horay xilal uga soo qabtay maamulka Galmudug

Siyaasi ahmed Shire ayaa Sheegay in rajo wanagsan  laga qabo dhismaha dakada hobyo iyo dhagax dhiga dakada oo uu shegay in shacabka hobyo iyo galmudug ay u arkaan in ay bilaabatay xiligii hobyo ay noqon lahayn isha dhaqaalaha  somaliya

waxa uu tilmaamay in madaxweyne farmaajo looga baahan yahay in   calamka uu tusiyo in la maalgashado dakada hobyo iyo magaaladaasi  isagoona shegay in hadii dakada hobyo ay furanto uu kobcayo dhaqaalaha soomaliya

Hoos ka dhageyso Codka

LEAVE A REPLY