Dhageyso Sargaal Sare oo lagu Dilay Gobalka Mudug , Wararkii ugu Danbeyay

Dhageyso Sargaal Sare oo lagu Dilay Gobalka Mudug , Wararkii ugu Danbeyay

0
SHARE

Degmaada Bursaalax ee gobolka Mudug waxaa Lagu dilay taliyihii ciidanka Booliiska degmada Galdogob ee gobolka Mudug Gaashaanle sare General Cabdikamiid Warsame Cilmi.

Lama garanayo sababta loo dilay taliyaha inkastoo wararku ay sheegayaan in Aano qabiil uu dilkiisu salka ku hayo.

Hadaba maalmo ka hor ayuu si adag uga hadlay xaalada amaanka ee degmadagaldogob wuxuuna soo saaray amaro culus oo dhanka amaanka ku saabsan

Hoos ka dhageyso Codka

LEAVE A REPLY