Dhageyso Waraysi ku saabsan iftiinka Mustaqbalka dhaw ee Hobyo iyo kaalinta looga...

Dhageyso Waraysi ku saabsan iftiinka Mustaqbalka dhaw ee Hobyo iyo kaalinta looga bahan yahay jaaliyadaha

0
SHARE

HM__Xafiiska Gaalkacyo   Magaalada Hobyo waa Magaalo leh iftiin Qurux badan Mustaqbalka Dhaw , taa Micnaheedu Waxa ay Tahay in ay Bilaabatay Xiligii la isku Tashan laha oo  Cid waliba ay Hormarin lahayd Degankooda , taa  oo ah Asal raac Bulshada Deganadaasi  Horay looga Bartay.

Hobyo inakstoo ay   Horay u Burburtay , Hadana Burburka Waxa ay la qabtaa Deganada kale ee Somaliya  oo tan iyo markii ay Meesha ka Baxday Dowladii Dhexe ee Somaliya Dalka oo Dhan uu burbur soo wada garay

Maanta Mustaqbalka Dhaw ee Hobyo Waa Rajo  Dadka oo Dhan ay  Niyada ku Wada Hayaanin Mar un la Garayo Hamiga ah in Hobyo ay Noqoto  Melaha ugu Qorxoon somaliya oo loo soo Dalxiis tago

inkasto Arintaasi ay ka Horeyaan Culayso Farbaadan , maamulkuna uu Dadaalayo ,Hadana waxaa Meesha ka Maqan kaalintii Jaaliyadaha oo  Ahayd in ay Maalgashi Muuqda ku Sameyan  Hobyo si loogu Soo wada hirto.

Gudoomiayaha  Hobyo   C/laahi Axmed CALI Faat aya warbaahinta hobyomedia.com u  faah faahinaya  Rajada  iftiinka Mustaqbalka dhaw ee Hobyo iyo Hawulaha Hobyo ka Socda

Hoos ka Dhageyso Codka

 

LEAVE A REPLY