Wasiirkii hore ee wasaaradda hawlaha guud ee xukuumaddii daahir riyaale kaahin ee Soomaliland Siciid SulubMaxamed ayaa markii ugu horaysay ka hadlay xiisada dagaal ee xiligan ka dhex taagan maamulada soomaaliland iyo puntland wuxuu sheegay in xisbiga kulmiye ee hogaanka somaliland isooga danbeeyay uu puntland u ogolaaday in ay sheegtaan dhulka somaliland .
siciid sulub ayaa sheegay in soomaliland ay xiligan ku haboonayd in ay mar hore gacanta ku dhigaan xuduudaha soomaaliland si aqoonsi ay u heelaan gaar ahaan caasimada puntland uu sheegay in ay tahay goobaha xuduudka u ah soomaaliland
Hoos ka Dhageyso Codka