Dhageyso: Wasiiro Xildhibaano Iyo Horudhac U Ah Booqashada Madaxweyne Farmaajo Ee Magaalada...

Dhageyso: Wasiiro Xildhibaano Iyo Horudhac U Ah Booqashada Madaxweyne Farmaajo Ee Magaalada Hobyo iyo sida ay u socoto diyaar garowga soo Dhawaynta

0
SHARE

HM_Xafiiska Gaalkacyo waxaa haatan hobyo ka socda diyaar garowgii ugu dambeeyay ee soo dhaweynta madaxweyne farmaajo iyo wafdigiisa oo uu ka mid yahay madaxweynaha galmudug axmed ducaale geele xaaf madaxa xukuumadda galmudug shiikh maxamed shaakir cali xasan iyo xubno kale

Magaalada hobyo waxaa gaaray xildhibaano ka tirsan baarlamaanka labada aqal ee dalka oo horudhac u ah wafdiga madaxweynaha ee maalinka berito ah halkaasi tagaya

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi Oo Ka Mid Ah Xildhibaanada Hobyo Gaaray Ayaa Ka Warbixiyay Soo Dhaweynta Madaxweynaha Loogu Sameynayo Hobyo Iyo Sida Loogu Diyaar Garoobay

Hoos ka dhageyso Codka

LEAVE A REPLY