dhageyso Xasaan Cali Nuur Shuute Gudoomiyah maxkmada darjada koowaad ee ciidamada...

dhageyso Xasaan Cali Nuur Shuute Gudoomiyah maxkmada darjada koowaad ee ciidamada qalabka ee somaliya oo Gaalkacyo arin xasasi ah kaga dhawaaqay

0
SHARE

Xasaan Cali Nuur Shuute Gudoomiyah maxkmada darjada koowaad ee ciidamada qalabka  oo ku sugan Magaalada Gaalkacyo ayaa waxa uu Sheegay in gobalka mudug gaar ahaan magaaladaa Gaalkacyo laga Hirgalinayo xafiiska maxkamada Darjada koowaad ee ciidamada qalabka Sida si ay ula sheqeeyaan Ciidamada Xasilinta ee dhawaan laga hergaliyay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Gudoomiyaha maxkamda ciidmada qalbka sida ayaa waxa uu ka mid ahaa wafdi uu hogaminayey taliyaha ciidmada xooga Dalka oo ku sugan magaalada kalgacyo.

 Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY