Dhageyso Xildhibano ka Tirsan dowlada somaliya oo Taageray Qorshihii xilka looga Xayuubiyay...

Dhageyso Xildhibano ka Tirsan dowlada somaliya oo Taageray Qorshihii xilka looga Xayuubiyay Wasiiradii dhawan xilka Laga qaaday

0
SHARE

Xildhibaan Guleed Ceydaruus Cilmi oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Shacabka ayaa soo dhaweeyay isbadallada Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya uu ku sameeyay illaa 3 Wasiir oo ka mid ahaa Golihiisa Wasiirada.

Waxaana uu ku amaanay Ra’isul wasaare Xasan Cali Kheyre tallaabadaasi uu qaaday.

Sidoo kale Xildhibaan Guleed Ceydaruus ayaa bogaadiyay shaqooyinkii kala duwanaa oo ay soo qabteen Wasiiradii xilalka laga qaaday, waxaana uu ugu baaqay Wasiirada cusub ee loo magacaabay xilalkaasi in ay meesha ka sii wadaan wajibaadka shaqo ee loo igmaday.

HOOS KA DHAGEYSO CODKA

LEAVE A REPLY