DHAGEYSO:-Xisbiga Wadajir oo War kasoo saaray xadhigii loo geystay Masuuliyiin ka tirsan

DHAGEYSO:-Xisbiga Wadajir oo War kasoo saaray xadhigii loo geystay Masuuliyiin ka tirsan

0
SHARE

Xisbiga Wadajir ayaa war kasoo saaray Xadhiga  Muddo kooban Muqdisho loogu geystay Kamaal Guutaale oo ah Gudoomiyaha Xisbiga iyo Sayid Cali ah Xoghayaha Xisbiga warbaahinta ayaay ka hor shegeen in aan sharciga loo marin xadhiga labaad masuul ee ka tirsana xibigooda

Hoos ka Dhageyso COdka

LEAVE A REPLY