Dhageyso Xogta Shacabka ka Qarsoon Maxaa Dowladda Soomaaliya Ka Hortaagan Magacaabista...

Dhageyso Xogta Shacabka ka Qarsoon Maxaa Dowladda Soomaaliya Ka Hortaagan Magacaabista Taliyayaasha Booliska & Nabad-Sugida?

0
SHARE

Quburada falanqeeya Arimaha Ciidanka ayaa ka hadlay sababta dowladda Soomaaliya ka hortaagan magacaabidda Taliyayaasha Nabad-sugidda iyo Booliska Ee Soomaaliya oo muddo ku dhaw 80-cisha aan la magacaabin.

Saraakiishii hore ee ciidanka Xoogga dalka qaarkood oo Idaacadda Dalsan la hadlay ayaa kula taliyey dowladda Soomaaliya inay ka fiirsato cidda ay ku aamineyso xilalkan oo ah kuwa muhiim ah oo loo baahanyahay inaan cid walbaahi la isaga dhiibin.

Col,Cabdi Nuur Jaamac Jookar oo ka mid ahaa Saraakiishii hore ayaa u sheegay Warbaahinta Dalsan in dowladda Soomaaliya ay tillaabo wanaagsan u marto magacaabidda Hoggaanada ciidanka kala duwan ee dowladda Soomaaliya.

Hoos ka Dhageys Codka

 

LEAVE A REPLY