Faah Faahin Qarax ka dhacay Gaalkacyo iyo Sarakiisha Galmudug oo faah faahin...

Faah Faahin Qarax ka dhacay Gaalkacyo iyo Sarakiisha Galmudug oo faah faahin ka bixiyay

0
SHARE

Wiil yar oo 13 jir ah ayaa ku geeriyoday Xaafadda Garsooe ee Galkacyo kadib markii uu Garaacay Bam kamid ahaa haraadigii dagaaladii dalka soomaray sida Uu VOA usheegay Taliye Kuxigeenka Ciidanka Booliska Galmudug C/jaamac Cabudlle Xabeeb Oo kamid ahaa Masuuliyiin Goobta Tagtay

Goobaha Ay kuharsanyihiin aaladaha Qarxa ee kaharay dagaaladii kadhacay Mudug ayaa sababa dhimashada Caruur ku ciyaarta Waxyaabaha Qarxa Iyo Xoola waxaana dahwaana Laba Caruur ah oo wada dhalatay ay ku dhinteen Qarax Bam oy ku xiyaarayeen

Xaafadda Garsoor ee maantay uu ku dhintay wiilka ayaa ahayd halkii labadii sano ee lasoo dhaafay uu ka dhacay dagaaladii xooganaa ee udhaxeeyay maamulada Gobalka ka arimiye

Taliye Kuxigeenka Ciidanka Booliska Galmudug ayaa Dadka Galkacyo usheegay inay ka foogadaan goobihii lagu dagaalamay oo ay dhici karto inay wali kuharsan yihiin wax yaaba aan qarxin oo wax yeela ugaysan kar dadka

LEAVE A REPLY