Gaalkacyo iyo safarka Madaxweyne Farmaajo Maxa soo kordhay?

Qaban qaabo ku aadan soo dhaweynta madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka soconaysa saaka magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.

Madaxda maamulka Galmudug iyo qeybaha bulshada ayaa isku diyaarinaya soo dhaweynta madaxweynaha,waxaana Gaalkacyo ku sugan Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf,Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale.

Amaanka magaalada Gaalkacyo ayaa siweyn loo dakeeyay,iyadoo la arkayay ciidamo farabadan oo roon deynaya wadooyinka iyo shacab oo u diyaar garoobaya soo dhaweynta wafdiga madaxweynaha Soomaaliya.

Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo wafdigiisa ayaa maanta magaalada Gaalkacyo uga bilaabanaysaa booqasho uu ku marayo deegaanada Galmudug.

Wafdiga madaxweynaha Soomaaliya ayaa hadda ku sugan Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari,halkaasi oo lafilayo in dhawaan uu ka soo kictamo wafdiga madaxweynaha.


Shabakada hobyomedia.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail hobyomedia1@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii Ugu Danbeyay

Daawo Sawirada Galmudug iyo Ahlusuna oo midoobay iyo Calanka Galmudug oo la Suray Caasimada Galmudug ee Dhuusa-mareeb
- Jan 18, 2018
Magaalada Dhuusa-mareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud ayaa waxaa lagu soo gaba gabeeyay shirweyne lagu ...
Dhagesyo:-Madaxwaynaha Soomaliya oo Qudbad qiiro leh ujeediyay Ciidamadii kaxoreeyay alshabaab Gobolada dhexe.
- Jan 18, 2018
Madaxweyne Farmajo ayaa hadalkaan sheegay xili uu Maanta kormeer ku tegay Xerada 21,aad ee ...
DEG DEG Dhageyso:-Banaanbax Ka Dhan Ah Shirka Dhuusamareeb Oo Ka Dhacay Cadaado
- Jan 18, 2018
yada ooDuhurnimadii Arbacada Maanta uu Magaalada Dhuusamareeb uu ka furmay shirka dhmeystirka heshiiskii ay ...
Ergeyga Qaramada Midoobey Ee Arrimaha Soomaaliya Iyo Madax Kale Oo Gaartay Dhuusa Mareeb
- Jan 18, 2018
Magaalada dhuusa Mareeb ee Xarunta gobolka Galgaduud waxa weli ku sii qul qulaya wufuud ...
Shirka Dhameystirka Heshiiskii Galmudug Iyo Ahlusunna Oo Dhuusamareeb Ka Furmay
- Jan 18, 2018
Maanta waxaa Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug ka furmay shirka dhameystirka heshiiskii Galmudug ...
Dhageyso Qudbadii Madaxweynaha Dowlad Gobaledka Konfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan uu ka Jediyay Dhuusamareb markii Si Heer Sare ah loogu so Dhaweyay
- Jan 18, 2018
iyadoo magaalada  Dhuusamareb ay ku soo Qul Qulayan Wafuud kala duwan aya wafdi uu ...
Dhageyso Qudbadii Madaxweynaha Puntland uu jeediyay Marki uu dhusamareb ka dagay””Magaladaydii Cdina marti ugu ma ihi”
- Jan 18, 2018
Madaxweynaha Mamaul Gobaleedka Puntland iyo Wafdi uu Hogaaminayo aya soo Gaaray Magaalada Casimada u ...
Akhriso : Maxuu Jawaab u aha Safarkii Farmajo ee Galmudug mise Siyaasiyiinta Habargidir aya wali culus iyo cadaadis ku haya Xogta Daahsoon
- Jan 18, 2018
Intii uusan bilaaban socdaalkiisa horaantii bishaan, dad badan ayaa aaminsanaa inuusan fiicneyn cilaaqaadka madaxweyne ...
Xog :Xildhibaanno ka tirsan Labada Aqal ee beelaha H/Gidir oo loo diray Cadaado Kadib Goaankii beesha Saleeman
- Jan 18, 2018
Kadib shirar is daba joog ah oo ka dhacay magaalada Dhuusamareeb waxaa wafdi ka ...
Go,aankii Odayaasha Beesha Reer Xaji Saleeman ee Cadaado oo keenay in dib loo dhigo Shirkii Dhuusamareeb iyo farmajo oo ku jahwarersan xaalka Maxaa soo kordhay?
- Jan 17, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku sugan magaalada Dhuusamareeb, halkaas oo la sheegay ...
Saraakiil Ciidan oo Lagu Weerary Magaalada Gaalkacyo , Wararkii Ugu Danbeyay
- Jan 17, 2018
Kooxo hubeysan ayaa Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo gaar ahaan Xaafadda Saalama ku weeraray Sarkaal ka ...
Dhageyso Ciidanka Ahlusuna oo Dhuusamareb ku toogtay Qof rayid ah Kadib Markii…..
- Jan 17, 2018
Duhurnimadii Maanta ayaa waxaa Magaalada dhuusa Mareeb uu Askari ku dilay qof Shacab ahaa ...
DAAWO Sawirrada :-Madaxweyneyaasha Puntland Iyo Koofur Galbeed Oo Maanta Gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug
- Jan 17, 2018
Wafuud ay kala hoggaaminayaan Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland Cabdi weli Maxamed Cali Gaas iyo ...
Rayaan Abuukar Cali waa 18 jir Kuluumaysato Muqdisho Ku Noqotay ka dib markii aabeheed uu dhintay
- Jan 17, 2018
Rayaan Abuukar Cali waa 18 jir waxay ku dhalatay kuna barbaartay xerada qaxootiga Kaakuma ...
Socdaalka Madaxweyne Farmaajo D/mareeb ka dib,Maxaa xigi doona, Akhriso Xog Muhiim ah
- Jan 17, 2018
Magaalada Dhuusa-mareeb ayaa saacadaha soo socda marti-gelin doonta shir lagu saxiixi-doono heshiis kama dambeys ...
 
Advertisements