Madaxweynaha Soomaaliya Oo Goob Fagaare ah kulahadlay Dad weynihii ku soo dhaweeyay...

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Goob Fagaare ah kulahadlay Dad weynihii ku soo dhaweeyay Magaalada Qardho

0
SHARE

adaxweynaha  DFS ayaa maata Goob fagaare ah waxa uu qudbad dhinaco badan taabanaysay uga jeediyay dadweynihii ku soo dhaweeyay Magaalada Qardho .

Madaxweynaha ayaa waxa uu uga mahadceliyay  Shacabka ku dhaqan Magaalada Qardho sida diiran ay ugu soo dhaweeyeen Magaalada isaga iyo wafdigiisa.

Madaxweynaha Soomaaliya oo uu weheliyo Madaxweynaha  Maamulka Puntland Cabdiwali Cali Gaas ayaa goobta ka sheegay in caawa ay halakaasi ku hakan doonan oo ayna lakulmi doonaan qaynaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Magaalada Qardho.

Madaxweynaha ayaa Maalinta Bari ah waxaa lafilayaa in uu soo gaaro Magaalada Bosaaso halkaasi oo ay ka socoto diyaar garow Xoogan.

LEAVE A REPLY