Madaxweyne Farmaajo iyo Wafgigiisa oo Dhagax Dhigaya Dakada Hobyo , iyo Xaflada...

Madaxweyne Farmaajo iyo Wafgigiisa oo Dhagax Dhigaya Dakada Hobyo , iyo Xaflada Qaban Qaabada Soo Dhawaynta oo Hobyo ka Socota

0
SHARE

HM_Xafiiska Gaalkacyo iyadoo Dhawaan Madaxweynaah Mamaulka Galmudug uu ka Codsaday Madaxweyne Farmaajo in uu Tago Deganka Hobyo Kadib Xaflad Gaalkacyo farmaajo loogu Qabtay ayaa ugu Danebyn Xubno ka Tirsan Xafiiska M,adaxweynaha Soomaliya waxa ay shaca ka qaden in madaxweynaha Soomaliya uu tagai  Deganka Hobyo

Madaxweyne Farmaajo aya  Marka uu tago  Hobyo Waxa uu dhagax Dhigaya Dakada Hobyo Halkaasina Waxa la Qorsheynaa in uu Meel Fagaaro ah kula Hadlo Boqolaal Shacabka Reer Hobyo

Xaflada Qaban Qaabada Sooo Dhawyanta Wafdiga Madxweynaha Farmaajo ayaa Waxa ay ka Socota Magalada Hobyo

Arintan ayaa kus oo beegmaysa Xili Maanta Xaflad Sagootinka ah magaalada Dhuusamareeb loogu sameeyay Wafdiga Madaxweyne Farmajo Waxan Wafdiga ay ku wajahn Yihiin Deganak Guraceel iyadoona kadib safarkaasi iman doona Magalada Hobyo

Bulshada Hobyo aya Talabadan Farmajo uu ku soo boqoanayo Hobyo isl markana Dakada hobyo uu u Dhagax Dhigatyo ku   Tilmaamay Talaabo Fiican oo  Shacabka Hobyo ay sugayeen

LEAVE A REPLY