Madaxweyne farmajo iyo Qorshaha socdaalkiisa degana Guriceel , cabudwaaq, Cadaado,Gaalkacyo iyo Dhuusamareeb iyo shakiyo cusub oo soo baxaya

Dhawan waxa sooo Shaac Baxay in Wafi uu Hogaaminayo madaxweynaha DowladA  Fadaraalka Soomaliya  uu safar socdaal ah ku soo gaari doono Degano  hoos taga Maamulka Galmudug Waxana sida la shegay madaxweyne  farmaajo uu safar ku imaan doona deganada  kala  ah  Guriceel , cabudwaaq, Cadaado,Gaalkacyo iyo Dhuusamareeb

Hadaba Warar kala duwan aya shegaya in safarka madaxweyne farmaajo ay dhici karto in uu san so gaarin deganada dowlad gobaleedka Galmudug halka warar kalena ay shegayaan in qorshuhu yahay in deganadaasi  uu booqdo madaxweyne farmaajo

ilo wareedyo lagu kalsoon yhy   oo ka tirsan xafiiska madaxweyne farmaajo aya  hobyomedia.com u xaqijiyay in ay dhici karto dib u dhac ku yimada socdaalka deganadaasi balse qorshaha uu yahay in madaxweynaha deganadaasi uu booqdo

inkastoo warkaasi uu so shaac baxay dhawan hadana marka la eego deganada galmudug ma jirto qaban qaabo buuxda oo laga dareyao safarkiisa , inkastoo ay jiraan sarakiil madaxtooyada somaliya ka tirsan ay gareen dhuusamareb

madaxweynaha soomaliya aya hada  wali ku sugan deganada maamulka  puntland waxana uu booqanaya dhawr degan oo puntland ka tirsan iyadoona marka uu safarkaasi  soo gaban gaboobo la qorsheynayo in deganada kale ay u sii gudbaan

xafiiska madaxweyne xaaf oo aan xiriro la sameynay aya sheegay in wali aan kala xaqijin karin arintaasi balse  waqtiga ay noqoto saxaafada looga warbixin doono

sikastaba ha haatee waxa inta badan dhaca in deganada uu boqonayo madaxweynaha a geeyo ciidamo hordhac  u ah amaanka deganda uu boqonayo , inkastoo aysan taa ka dhicin deganada Guriceel , cabudwaaq, Cadaado,Gaalkacyo iyo Dhuusamareeb hadana waa mida keentay shakiyo ku saabsan in ay dhici akrto in farmaajo uu san tagi doonin deganadaasi

 


Shabakada hobyomedia.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail hobyomedia1@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii Ugu Danbeyay

Dhageyso Go,aankii Odayaasha beesha Reer Xaaji salemaan iyo Sababta ay Cadaado uga Mamnuuceen Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle(Xaaf
- Jan 19, 2018
Waxgaradka Beelaha ka soo jeeda Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa wax ay soo ...
Boqolaal dumar ah oo ‘qaaday uur’ been abuur ah
- Jan 19, 2018
Booliiska dalka Guinea ayaa xabsiga u taxaabay haweenay la sheegay in ay dawo dhireed ...
Dhageyso Farmaajo oo ciidamo ku sugna dhuusamareb lagu warejiyay , Dhageyso Codadka Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Maxamed Shaakir iyo Taliyaha Xoogga dalka Cabduweli Jaamac Gorod
- Jan 19, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta booqday Xerada taliska qeybta 21-aad ...
Beesha Cadaado oo Go’aan Culus soo saaray (Xaaf oo laga mamnuucay Degaanadeeda -AKHRISO QORAAL)
- Jan 19, 2018
Beesha Cadaado ayaa soo saartay Caawa go’aano adag oo ay ka qaadatay madaxweynaha Galmudug ...
Midowga Galmudug & Ahlu suna Maxaase Xigi doona?
- Jan 19, 2018
Magaalada Dhuusa-mareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud ayaa waxaa lagu soo gaba gabeeyay shirweyne lagu ...
Daawo Sawirada Galmudug iyo Ahlusuna oo midoobay iyo Calanka Galmudug oo la Suray Caasimada Galmudug ee Dhuusa-mareeb
- Jan 18, 2018
Magaalada Dhuusa-mareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud ayaa waxaa lagu soo gaba gabeeyay shirweyne lagu ...
Dhagesyo:-Madaxwaynaha Soomaliya oo Qudbad qiiro leh ujeediyay Ciidamadii kaxoreeyay alshabaab Gobolada dhexe.
- Jan 18, 2018
Madaxweyne Farmajo ayaa hadalkaan sheegay xili uu Maanta kormeer ku tegay Xerada 21,aad ee ...
DEG DEG Dhageyso:-Banaanbax Ka Dhan Ah Shirka Dhuusamareeb Oo Ka Dhacay Cadaado
- Jan 18, 2018
yada ooDuhurnimadii Arbacada Maanta uu Magaalada Dhuusamareeb uu ka furmay shirka dhmeystirka heshiiskii ay ...
Ergeyga Qaramada Midoobey Ee Arrimaha Soomaaliya Iyo Madax Kale Oo Gaartay Dhuusa Mareeb
- Jan 18, 2018
Magaalada dhuusa Mareeb ee Xarunta gobolka Galgaduud waxa weli ku sii qul qulaya wufuud ...
Shirka Dhameystirka Heshiiskii Galmudug Iyo Ahlusunna Oo Dhuusamareeb Ka Furmay
- Jan 18, 2018
Maanta waxaa Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug ka furmay shirka dhameystirka heshiiskii Galmudug ...
Dhageyso Qudbadii Madaxweynaha Dowlad Gobaledka Konfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan uu ka Jediyay Dhuusamareb markii Si Heer Sare ah loogu so Dhaweyay
- Jan 18, 2018
iyadoo magaalada  Dhuusamareb ay ku soo Qul Qulayan Wafuud kala duwan aya wafdi uu ...
Dhageyso Qudbadii Madaxweynaha Puntland uu jeediyay Marki uu dhusamareb ka dagay””Magaladaydii Cdina marti ugu ma ihi”
- Jan 18, 2018
Madaxweynaha Mamaul Gobaleedka Puntland iyo Wafdi uu Hogaaminayo aya soo Gaaray Magaalada Casimada u ...
Akhriso : Maxuu Jawaab u aha Safarkii Farmajo ee Galmudug mise Siyaasiyiinta Habargidir aya wali culus iyo cadaadis ku haya Xogta Daahsoon
- Jan 18, 2018
Intii uusan bilaaban socdaalkiisa horaantii bishaan, dad badan ayaa aaminsanaa inuusan fiicneyn cilaaqaadka madaxweyne ...
Xog :Xildhibaanno ka tirsan Labada Aqal ee beelaha H/Gidir oo loo diray Cadaado Kadib Goaankii beesha Saleeman
- Jan 18, 2018
Kadib shirar is daba joog ah oo ka dhacay magaalada Dhuusamareeb waxaa wafdi ka ...
Go,aankii Odayaasha Beesha Reer Xaji Saleeman ee Cadaado oo keenay in dib loo dhigo Shirkii Dhuusamareeb iyo farmajo oo ku jahwarersan xaalka Maxaa soo kordhay?
- Jan 17, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku sugan magaalada Dhuusamareeb, halkaas oo la sheegay ...
 
Advertisements