Nin Ajnabi Ah Oo Lagu Dhex Toogtay Xarun Hay’adda Unicef Ku Leedahay...

Nin Ajnabi Ah Oo Lagu Dhex Toogtay Xarun Hay’adda Unicef Ku Leedahay D/Wadajir ee Magaalada Muqdisho

0
SHARE

Dilkaan Ninka Ajnabiga ah ayaa waxa uu ka dhacay Xaafada Buulo Xuubeey ee degmada Wadajir gaar ahaan Xafiiska Hay’adda Unucef ay ku leedahay Wadada laami yaraha zoobe,waxana la sheegay in lagu dhex dilay Nin u Shaqeynayay Hay’add lagu Magacaabo SKE oo qandaraasyo ka hesho Unicef.

Goobjoogayaal ayaa waxa ay Dalsan u sheegen in dilkaas uu fuliyay mid ka mid ah Ilaalada Xarunta kadibna uu goobta ka baxsaday oo aan la qaban.

Weli macada sababta kad ambeysa dilka Ninka Ajnabiga ah ee u Shaqeynayay Hay’adda SKE.

Baaritano ayaa haatan socda kaas oo lagu badi goobayo Shaqsigii ka dambeeyay dilka Msuulkaas oo aan weli la shaacin dalka u u dhashay

LEAVE A REPLY