Xog Ciidamada Ahlusuna oo la sheegay in ay dad shacab...

Xog Ciidamada Ahlusuna oo la sheegay in ay dad shacab ah ku dileen degaanka xeraale.

0
SHARE

Nabadoon Cabdullaahi Macalin oo kamid ah nadoonada gobolka galgaduud  ayaa waxaa uu sheegay in mamulkii ahlusuna ee ku biiray galmudug ay dad shacab ah dileen.

Nabadoonka aya tilmamay in 3 qof oo shacab marayay meel u dhaxeysa xerale iyo deeganka huurshe ay ahlusuna ku dileen, isagoo ku eedeeyay in ay si bareer ah dad shacab ah u dileen,taasi ayuu sheegay in aan loo dulqaadan doonin.

Sidoo kale Nabadoon Cabdullaahi Macalin ayaa sheegay in madaxda sare ee dalka ay ka dalbanayan in ay wax ka qabtaamn arintaasi.

Maalmihii ugu dambeeyay ayay aheyd markii degaanka xeraale ay ka dhacayeen dagaal beeleed u dhexeeya Labo maleesho,iyadoona inta badan dhibaatada ay soo gaarto dadka shacabka ah.

LEAVE A REPLY