Askari Askari kale ku Dilay Magaaada Hobyo , iyo Sababta keentay...

Askari Askari kale ku Dilay Magaaada Hobyo , iyo Sababta keentay Arintaasi Wararkii ugu Danbeyay

0
SHARE

Wararka ka imaanaya magaalada Hobyo ee Gobolka mudug ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay hal askari mid kalena lagu dhaawacay,

Dilka askari ayaa yimid kadib markii askari ka tirsan Ciidanka Galmudug ay ka fakatay rasaas taasi oo keentay in ay dhaliso waxyeelo,

mid kamid ah askarta ku dhaawacmay   Rasaasta ayaa loo soo qaaday dhanka magaalada Gaalkacyo ee xaruunta Gobolka mudug halkaasi oo lagu dabiibayo,

Saraakiisha Ciidanka Galmudug ee ku sugan Hobyo ayaana bilaabay baaritaanka sababta keentay in askarigan ay ka fakato xabada,

Ma jiraan Wax dhib ah oo kale oo ka taagan Magaada Hobyo Waxana  Arintan  la Wareegay oo baraya  Sarakiisha Ciidanka Hobyo

LEAVE A REPLY