Baarlamanka Somalia oo Sharci ku Tilmaamay canshuurta Iibka ee Wasaaradda Maaliyadu soo...

Baarlamanka Somalia oo Sharci ku Tilmaamay canshuurta Iibka ee Wasaaradda Maaliyadu soo kordhisay iyo Wasiirka Maaliyada Somaliya oo laga Cabsi Qabo in uu is Casilo (Akhriso)

0
SHARE

Guddiyada Baarlamanka Somalia u qaabilsan Maaliyada iyo ganacsiga ayaa sharci daro ku tilmaamay canshuurta Gadida (VAT) ee ay dhowaan ay soo kordhisay Wasaarada Maaliyada.

Canshuurtan oo ay ka hor yimaadeen ganacsatada Muqdisho ayaa sababtay in ganacsatada qaarkood ay sameeyaan gadood sababay iney hakad galaan howlihii dekeda Muqdisho iyo ganacsiugii Suuqa Bakaaraha.

Labada guddi ayaa dhowaan guddiga joogtada ah ee Baarlamanka Somalia waxaa uu u xilsaaray xalinta cabashada ka timid canshuurta la soo kordhiyey, waxayna kulamo la qaateen ganacstada Muqdisho oo ay ka dhegeysteen cabashadooda.

Guddiyadan ayaa kulamadaas ka dib soo saaray war-saxaafadeed ay sheegeen iney sharci daro tahay canshuurta iibka Wasaarada Maaliyaddu soo rogtay, lana dhaqan gelin Karin.

Hadalkan  Barlamanka SOomaliya ka Soo Yeeray aya Sababi kara in uu is Casilo Wasiirka Maaliyada Soomaliya waxana jira kulamo xasaasi ah oo ka socda Madaxtooyada Soomaliya taasi oo ku saabsan arintan

War-saxaafadeedka ay soo saareen labada guddi oo ka koobnaa shan qodob ayaa u qornaa sidatan:-

LEAVE A REPLY