DAAWO: Qaraxyadii Ka Dhacay Muqdisho & Xaalada Caawo ay Tahay Madaxtoyada Somalia

DAAWO: Qaraxyadii Ka Dhacay Muqdisho & Xaalada Caawo ay Tahay Madaxtoyada Somalia

0
SHARE

Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxya caawa ka dhacay halka loo yaqaan KM-0 gaar ahaan afaafka hore Hotel Cusub oo dhawaan halkaasi laga furay waxana laga maqlaya rasaas xoogan.

Qarax gaari loo adeegsaday ayaa lagu dhuftay bar koontarool oo ciidamada Nabad sugida Soomaaliya ku lahaayeen KM-0 oo u dhaw xarunta Nabad sugida gaar ahaan afaafka hore ee Hotelka Dorbin.

HALKAN HOOSE KA DAAWO

LEAVE A REPLY