Daawo Muqaal ku Saabsan Bilowgii Rajada Dakada Hobyo iyo Dhibkii laga Soo...

Daawo Muqaal ku Saabsan Bilowgii Rajada Dakada Hobyo iyo Dhibkii laga Soo Maray in Hobyo Dakad Mar un loo Sameeyo

0
SHARE

HM_Xafiiska Gaalkacyo  : Ma sahlana in dakad la Sameeyo marka loo eego Marxalada Dalka uu ku jiro ama uu soo Maray Sidaasi oo ay Tahay rajada in dakad Hobyo loo Helo waxa ay ahayd Mid bilbaatay  ka hor sun qarni waxana dowladihiii kala duwana xiligaasi kadib dalka uu yeeshay ay mid ba mida kale u sii dhiibaysay  xog ku adan in dakada la dhisayo

Tariikhda aya is badalaysay Sanad Walba , Dadka Reer Hobyona waxay ay goob joog u ahaayeen Balan Qaadyo kala duwan oo ku adan dhismaha  dakada hobyo balse dadka shacabka hobyo mudo badan ku noola ayaa qabay  rajo ah in hobyo dakad ay yelan doonto balse

Muqaal ku saabsan arintan arintan ayaan Halkaan  idin kugu soo Bandhigeynaa

Hoos ka Daawo Muqaalka

LEAVE A REPLY