Daawo-Muqaal Qurux Badan oo ku saabsan Xaalada Amaan iyo Mid Hormarineed ee...

Daawo-Muqaal Qurux Badan oo ku saabsan Xaalada Amaan iyo Mid Hormarineed ee Deeganada Galmudug

0
SHARE

HM))Xafiiska  Gaalkacyo Kobac Dhaqaale oo Xoogan aya laga Dareemaya Deganada Dowlad Gobaleedka Galmdug tan iyo markii Maamulkaasi la dhisay waxana sidoo kale si wayn loo xoojiyay amaanka deganad Galmudug iyadoona Wada Shaqayn xaga amniga ku saabsan ay dhax martay bulshada deganada iyo sidoo kale laamaha amaanka

Ganacsiga aya ah waxa  koowaad oo sida xorta ah uga shaqeya d Galmudug waxana dadka  shacabka ah ay soo saaran adeegyo muhiim u ah bulshada iyadoona dalka la keeno waxyaabo muhiim ah

Ciidamada Booliska galmudug aya  si wayn uga qayb qaata amaanka deganada Galmduug waana mida sababtay in deganada intooda bada ay ku tilaaabsadaan horumar  baaxad leh madama amniga deganada uu yahay mid si  wayn loo sugay

Hoos ka Daawo Muqaal ku saabsan horumar iyo amniga deganada galmudug 

LEAVE A REPLY