Daawo Muqaalka Qodobadii ka Soo baxay Shirkii ka Socday Gaalkacyo kaasi oo...

Daawo Muqaalka Qodobadii ka Soo baxay Shirkii ka Socday Gaalkacyo kaasi oo u dhaxeyay Maamulka galmudug iyo Hay,ado Ka Socday Qaramada Midobey

0
SHARE

Magaalada Gaalkacyo waxa ka  lagu qabtay shir labo geesood ah kasi oo u dhaxeyaay maamulka galmudug iyo hay,ado ka socday qaramada midoobay waxana shirkaasi looga hadlay arimo ay ka mid yihiin   horumarinta gar gaarka banidanka

Shirkan ayaa waxa furay  madaxweyne ku xigeenka maamullka Galmudug waxana inta uu socday shirka la isku soo hadal qaaday anjandaha hay,adaha qaramada midoobey iyo qorshooyinka ay u joogan deganada Galmudug

Ugu danbeyn dhawr qodobood ayaa  labada dhinac ay isku afgarteen waxana saxaafada la hadlay madaxweyne ku xigenka Maamulka Galmudug

Hoos ka Daawo Muqaalka

 

LEAVE A REPLY