Daawo Muuqaalkii ugu horeeyey ee Dekedda Hobyo iyo Halka Laga Bilabayo Dhismaha...

Daawo Muuqaalkii ugu horeeyey ee Dekedda Hobyo iyo Halka Laga Bilabayo Dhismaha Dakada

0
SHARE

Magaalada Hobyo Waxa Tagay Wafdi ka Kala Socda Dowlada Fadaraalka ,Maamulka Galmudug  iyo Shirkad laga Leeyahay Shiinaha Taa oo Qiimeyn ku Sameysay Qaabka  ugu Fudud ee loo Bilaabi Karo Dhismaha Dakada Hobyo  Waxana Wafdi ay Tageen Marsada Hobyo  waxana si Wayn loo indha indheeyay  goobta la bilaabi Karo Dhismaha Dakada Hobyo

Ajaanibta ka Socday Shirkada laga Leeyahay Shiinaha aya Talooyin kala duwan la Wadagay Wafdigii la Socday Waxana la isku afgartay Dhawr Arimood oo ku aadan   Hawusha qaabka loo sii socod siin karo

Hoos kaDaawo  Muqaalka

LEAVE A REPLY