Daawo Sawirada : Hawulo Culus oo ka Socda Magaalada Hobyo ,...

Daawo Sawirada : Hawulo Culus oo ka Socda Magaalada Hobyo , iyo Ciidamada Galmudug oo qayb wayn ka qaadanaya

0
SHARE

Waxaa maalintii 5aad si dardar ah uga  socda wadooyinka dagmada Hobyo burbur lagu samaynayo dhismayaasha sharci darada ah ee laga dhisay wadooyinka dagmada Hobyo  Waxana Hawulgalkan ka Qayb  Qaadanaya Maamulka  Deganka Hobyo  , iyo sidoo  kale lamaa amaanka

Ciidamada Dowlad Gobaleedka Galmudug aya Qayb ka ah  hawulgalkan waxana lagu cirib tiraya   dhismooyinka sharci  darada ah ee ku soo  badanaya  Magalada Hobyo

Hawulgalkan aya waxa uu sii socon doona  ilaa magaalada hobyo laga waayo dhismooyinka sharci darada ah oo laga ag dhisayo wadooyinka maagalada  hobyo

sikastaba ha ahaatee arintan aya waxa ay ku soo beegantay xili dhawan la filayo in ay bilaabato  dhismaha dakada magaalada hobyo

LEAVE A REPLY