Daawo Sawirada: in ka baan 200 oo Qoys oo ka Faaideystay...

Daawo Sawirada: in ka baan 200 oo Qoys oo ka Faaideystay Adeeg caafimaad oo lacag la’aan ah oo Midowga Dhaqaatiirta Galmudug ay ka Fuliyeen Deganka (Saxa Qurun)ee Gobalka Mudug

0
SHARE

HM))Xafiiska Gaalkacyo Midowga Dhaqaatiirta Galmudug  Ayaa Waxay Adeeg Caafimaad oo Bilaash Ah u Sameyeen Bulshadda Ku Nool Degaanka Sax Qurun Ee Gobolka Mudug  , Halkaasi oo Ay Ka Jirto baahi Caafimaad’.

Degaanka (Saxa Qurun) waxaa Ka Jiro Baahiyo Kala Duwan Taas oo Ay Xiligaan Bulshadu La Daala Dhacayaan.

Inkabadan 200 Boqol oo Bukaan Ayay Dhaqaatiirtu U Fidiyeen Adeeg Caafimaad Ayadoona Bukaanadii Adeega Caafimaad Helay Ay Uga Mahad Celiyeen Daweeynta Maanta Ay U Sameeyeen Muta Dawaciinta Midowga Dhaqaatiirta Galmudug.

Sidoo Kale Waxaa Goob Joog ahaa Kana Mid Ahaa Dadkii  Booqday Degaankaasi Duqa Dagmada Gaalkacyo Xirsi Yusuf Bare Deegaanka Saxqurux Waxaana  Dadki ka Faaideystay Adeega Cafimaad ay ugu mahad celiyeen cid walba oo kaalin ka qaadatay arintasi

Sikastaba ha ahaatee arintan aya ku soo Beegmaysa Xili Degano badan oo ka tirsan gobalka Mudug sida deganka bitaale iyo degano u dhaw dhaw ay ka jiraa baahi loo qabo adeeg  Caafimaad waxana si wayn adegan loo sameyay dadka deganka saxa qurun si wayn u soo dhaweyay masuuliyinta Maamulka gobalka Mduug

Hoos ka Daawo Sawirada

Xafiiska Wararka hobyomedia.com ee Gaalkacyo 

LEAVE A REPLY