Daawo Sawirada : isbitaalka Bandiiradley oo xariga laga jaray

Daawo Sawirada : isbitaalka Bandiiradley oo xariga laga jaray

0
SHARE

Xaflad Dib Loogu Furayo Isbitalka Degmada Bandiiradley oo dib udhis lagu sameeyay ayaa hadda kasocota Xarunta Isbitalka Degmada Bandiiradley Gobolka Ee Galmudug .

Munaasabadda oo ay soo qaban-qaabiyeen Maamulka iyo Bulshada Degmada Bandiiradley Waxaa Ka qeyb galaya Masuuliyiin ka tirsan Galmudug oo uu ugu horeeyo Gudoomiyaha Degmada Ahna Duqa Magaalada Gaalkacyo Xirsi Yuusuf Barre.

 

Hogaanka Ururka dhalinyarada Gobolka Mudug Caydiid Maxmed Cali Xasan,Bahda Warbaahinta iyo Masuuliyiin kale Waxaa Goor dhow lagu wadaa in xariga uu ka jaro Gudoomiyaha Degmada Gaalkacyo Mudane Xirsi Yuusuf Barre”

LEAVE A REPLY

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.