Daawo Sawirada : Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo la Kulmay Odayaasha Beelaha Hawiye...

Daawo Sawirada : Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo la Kulmay Odayaasha Beelaha Hawiye iyo Siyasiyiin Kadib Geeridii nabadoon Axmed diiriye  , Afhayeenkii Beelaha Hawiye

0
SHARE

Madaxweynaha Maamul Gobaleedka Galmdug ahmed Ducaale Gele Xaaf ayaa  waxa uu la Kulmay Odayaasha Dhaqanka beeaha  Hawiye Kadib Geeridii marxuun  nabadoon Axmed diiriye

Kulankan oo ka Dhacay Magaaada Muqdisho ee Xarunta Jamhuuriyada Fadaraalka Soomaliya  aya waxa  ugu horeyn tacsi loogu diray ehelkii uu ka geeriyooday  marxuun  nabadoon Axmed diiriye waxana goobta uu ka dhacayay kulanka yimid siyaasiyiin , odayaal , waxgarad waxaana   Sidoo kale la isku so hada qaaday   Mideynta Beeaha Hawiye kadib markii meesha uu ka baxay  Masuul qiimo wayn ugu fadhiyay beeshaasi

Ahmed Ducale Gele Xaaf Madaxweynaha Maamul Gobaleedka galmduug ay Shegay in Muhiimad Gaar ah ay  ledahay  in odayaasha Beesha la mideeyo  isa markana  Qayb wayn ka qaatan Horumarada ka Soconaya Soomaliya

Sikastaba Arintan  ayaa waxa ay ku soo beegmaysaa xili dhawaan uu geeriyooday   nabadoon Axmed diiriye  oo ku magacnaan jiray afhayaenka Beelaha Hawiye

Halkaan ka daawo Sawirada Madaxweynaha.

LEAVE A REPLY