Daawo Sawirada Turkiga oo sameystay diyaarado aan duuliye lahayn

Daawo Sawirada Turkiga oo sameystay diyaarado aan duuliye lahayn

0
SHARE

Madaxweynaha Dalka Turkiga Rajab Tayip Erdogan ayaa booqday Saldhigga Milatariga Turkiga ee Batman,halkaas oo lagu diyaariyay Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn.

Madaxweyne Erdogan oo booqday saldhigga ayaa waxaa uu saxiixay adeegsiga diyaaradahaas ee Milatariga Turkiga,waxaana ay Ciidamada Turkiga u adeegsanayaan dhinaca amaanka sida la dagaallanka argagixisada,gudaha amniga Turkiga iyo dagaallada ay kaga jiraan Syria.

Image may contain: one or more people and aeroplane

Image may contain: 1 person, aeroplane

No automatic alt text available.

Image may contain: one or more peopleNo automatic alt text available.

LEAVE A REPLY