Daawo Sawirada Ururka Dhaqaatiirta Galmudug oo Gaalkacyo ku Soo Dhaweyay Gudoomiyaha Ururka...

Daawo Sawirada Ururka Dhaqaatiirta Galmudug oo Gaalkacyo ku Soo Dhaweyay Gudoomiyaha Ururka Dhaqaatiirta Soomaliyeed

0
SHARE

HM))Xafiiska Gaalkacyo Waxaa  Magaalada Galkacyo Lagu Soo Dhaweyay  Madax kasocotay Ururka Dhaqatiirta Somaliyed  ee Marka Magaciisa la Soo Gaabiyo Loo Yaqaano SMA  oo ay  Kamid Yihiin Gudomiyaha Prof Mohamed Yusuf Iyo Xogahayaha Guud Dr Hassan Habibullah   Waxayna Wado Hdlo  La yeesheen  Ururka Dhaqatiirta Galmudug Medical Association Galmud Medic Associ oo Xaruuntodu  ay Tahay  Magaalada  Galkacyo

soo dhaweyn Kadib Waxa labada dhinac ay si wayn uga wada Hadleen arimo ay ka mid yihii  Horumarinta Caafimadka Gobalka , Wada Shaqayn  si toos ah u Dhax Marta  Labada Urur iyo Sidoo kale  Aqoon is Waydaarsi dhax Marta Labad dhinac

Masuulyiin ka Tirsan ururka Dhaqatiirka Galmudug  aya Sheegay in ay Ku Faraxsan Yihiin in Gaalkacyo ay ku soo Dhaweyaan Gudoomiyaha iyo Xoghaya Ururka Dhaqaatiirta Soomaliyeed  Dr Maxamed Yuusuf iyo Sido Kale Dr Hamiibulah

Hoos ka Daawo Sawirada 

LEAVE A REPLY