DAAWO VEDIO; Qodobo Xasaasi ah oo laga soo saaray shirkii Amniga Galmudug oo 3-maalin ka socday Dh/mareeb

Magaalada Dhuusa-mareeb ee caasimadda Maamulka Galmudug waxaa lagu soo gabeeyay shirka Amniga degaanada Galmudug, kaasi oo socday muddo Saddex maalmood ah.

Shirkan ayaa intii uu socday waxaa ka qeyb galay Guddiga Amniga Galmdudug, Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka oo uu horkacayay Agaasimaha Wasaaradda Gaashaandhigga iyo Wafdi ka socday UN-ka oo maanta gaaray magaladaasi.

Intii uu shirkan socday ayaa waxaa looga hadlay ammaanka degaanada Maamulka Galmdudug, sidii Shabaab looga saari lahaa degaanada ay kaga harsan yihiin Maamulka iyo qodobo kale.

Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo warbaahinta la hadlay shirka kadib ayaa sheegay Dowladda Federaalka iyo Beesha Caalamka in ay balan qaadeen sidii maamulka ay uga taageeri lahaayeen Dagaalka Shabaab

Hoos ka Daawo Muqaalka

hobyomedia

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii Ugu Danbeeyay

SAWIRO:-Duqa Muqdisho oo xariga ka jaray Xarun dib loo howlgeliyey
- Nov 21, 2019
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ...
Daawo Qaar ka mida Dadkii ka danbeyay Dilkii Cabduweli Sheekh Cali Cilmi Yare oo dil lGU Xukumay
- Nov 21, 2019
Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay ...
Ciidamo huwan ah oo Al Shabaab kala wareegay deegaano ay gacanta ku hayeen
- Nov 21, 2019
Ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya oo garab ka helayay ciidamada maamulka Jubbaland ayaa howlgal milatari ...
Deg Deg Dowlada Soomaaliya oo War kasoo saartay Dilkii Almaas Elman loogu geestay Xalane
- Nov 21, 2019
War Saxaafadeed kasoo baxay Wasaarada Warfaafinta Xukuumada Soomaaliya ayaa lagu cambaareeyay dilkii shalay gudaha ...
Akhriso Ciidanka Dowladda Somaliya oo la wareegtay Ammaanka degaano hor leh oo Hoos taga Galmudug
- Nov 16, 2019
Taliyaha Ciidamada xoogga Soomaaliya qaybta 21aad ayaa ballan qaaday in ay la shaqayn doonaan ...
Maxkamadda Hague oo baaraysa xasuuqa muslimiinta Rohingya
- Nov 16, 2019
Garsoorayaasha Maxkamadda danbiyada caalamiga ah ee Hague ayaa ogolaaday codsi ka yimid dacwad oogayaasha ...
XOGAkhri :Sheikh Shariif oo iska diiday Dalab culus oo ka yimid Madaxda Sare
- Nov 16, 2019
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheikh Shariif Sheikh Axmed ayaa iska diiday dalab uu hordhigay ...
Daawo Muqaal:Colaadii Xoolo dhaqatada Galmudug iyo Puntland oo Dib u soo Laabatay , iyo odayaashii oo….
- Nov 16, 2019
HM??Xafiiska Gaalkacyo: Warar lagu kalsoon yhay oo ay Helayso Hobyomedia.com aya Sheegaya ...
Akhriso Madaxweyne Hore ee Galmudug oo War cusub oo Xasaasi ah ka hadlay
- Nov 16, 2019
Madaxweynihii hore ee maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa War Saxaafadeed uu soo saaray ...
Ra’isul Wasaare Khayre iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo Gaaray dalka Qatar (Daawo Sawirada)
- Nov 16, 2019
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada ...
 
Advertisements