Daawo Waraysi Kulul ,Taliyihii hore ee Hay’adda Nabadsugidda Soomaaliyeed C/llaahi Maxamed Cali...

Daawo Waraysi Kulul ,Taliyihii hore ee Hay’adda Nabadsugidda Soomaaliyeed C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe oo Sheegay in Madaxweyne Farmajo uu Gacantiisa Far ka Mida uu ku Jiro Faraanti Sixir lagu Aqriyay

0
SHARE

Taliyihii hore ee Hay’adda Nabadsugidda Soomaaliyeed C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo uu yahay nin wanaagsan laakiin sida uu yiri uu ugu jiro faraati Jinni ah.

Isagoo wareysi siiyay Telefishanka Goobjoog ayuu Sanbaloolshe ka hadlay arrimo badan oo ku wareegsan madaxweynaha Soomaaliya iyo waxqabadkiisii intii uu xilka NISA, wuxuuna eeda dusha ka saaray xubno uu ka talo qaato madaxweyne Farmaajo oo sida muuqata uu ula jeedo agaasimaha Madaxtooyada Fahad Yaasiin Xaaji.

HOOS KA DAAWO FULL WAREYSI

LEAVE A REPLY