Dhageyso Amniga Waqooyiga Gaalkacyo oo Faraha Ka Sii Baxay Kadib Qaraxyo iyo...

Dhageyso Amniga Waqooyiga Gaalkacyo oo Faraha Ka Sii Baxay Kadib Qaraxyo iyo Weeraro Magalada ku soo Kordhay

0
SHARE

Maxamuud Yaasin Axmed Tumey Duqa degmada Gaalkacyo ayaa isaga oo Warbaahinta kula hadlayay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug waxa uu ka hadlay dilalka iyo qaraxyada mararka qaar ka dhaca Magaaladaas

Waxa uu sheegay in ka maamul ahaan ay xogo ka hayaan dadka geysanaya falkaas lidi ku ah dhanka amniga is la markaana ay rajeynayaan in ay tallaabo ka qaadaan sida uu Hadalka u dhigay.

Waxa uu hadalkiisa intaasi raaciyay in aysan u dulqaadan doonin dhibaatada amnidaro ee ka jirta Waqooyiga Gaalkacyo ee Puntland sidoo kale ay jawaab deg deg ah ka bixin doonaan dadka geysta falalka lidiga ku ah amniga ee ka dhaca Magaalada Gaalkacyo

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY