Dhageyso Ciidamada Maamulka Puntland oo Dhibatooyin Cusub ka Bilbaabay Deganka Jeexdin ,...

Dhageyso Ciidamada Maamulka Puntland oo Dhibatooyin Cusub ka Bilbaabay Deganka Jeexdin , iyo Masuuliyinta Degankaasi ee Galmudug oo shegay in Puntland aysan Nabadii wali ka Soo Bixin

0
SHARE

Gudiga Amniga Gobolka mudug Ee Galmudug Ayaa Kormeer ku tagay Degaano badan oo ay ku Sugan Yihiin Dad Reer miyi ah.

Qaar ka mid ah Dadka Xoolo dhaqatada ah ayaa ka waramay dhacdoyinkii igu danbeyey ee ka dhacay deganadaas Ayagona Xusay in markasta ay diyaar u yihiin inay ka qeyb qataan. Nabadeynta.

Gudoomiyaha Deeganka Jeexdin ee GalmudugĀ  C/Qaadir Jaamac aya ka Hadlay dhacdooyinkii u danbeyay ee dhanka puntand ka yimid

Hoos ka Dhageyso Codka

 

LEAVE A REPLY