Dhageyso Dowlada Galmudug Oo Ciidan Badan Geysay Magaalada Hobyo Xili Lagu Wado...

Dhageyso Dowlada Galmudug Oo Ciidan Badan Geysay Magaalada Hobyo Xili Lagu Wado in La Bilaabo Dhawan Dhismaha Dekadda Hobyo

0
SHARE

HM__ Xafiiska gaalkacyo Magaalo xeebeedka hobyo oo dhacda koonfurta gobalka mudug xiligaan waxaa laga dareemayaa diyaar garow xoogan xili dhawaan la bilaabayo dhismaha dekadda hobyo oo ay dhisayso shirkad laga leeyahay dalka shiinaha

Amaanka magaalada ayaa si weyn loo adkeeyay waxaana halkaasi kusii qul qulaya ciidamo hor leh oo ka tirsan galmudug oo ka baxaya magaalooyinka gaalkacyo iyo cadaado waxayna ciidankaan qayb ka noqonayaa xaqiijinta amniga hobyo

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY