Dhageyso Guddoomiyaha guud ee Culumada Ahlsunna Waljamaaca oo Go,aan Culus Qaatay

Dhageyso Guddoomiyaha guud ee Culumada Ahlsunna Waljamaaca oo Go,aan Culus Qaatay

0
SHARE

Macalin Maxamuud Sheekh Xasan Guddoomiyaha guud ee Culumada Ahlsunna Waljamaaca  ayaa sheegay in loo baahan yahay in laga wada shaqeeyo horumarka deegaanada Galmudug.

Waxaana uu ugu baaqay madaxda maamulkaasi in ay ka shaqeeyaan arrimaha dib u heshiisiinta, si xal looga gaaro colaadaha ka jira Mudug iyo G/gaduud

Sidoo kale Macalin Maxamuud Sheekh Xasan ayaa magaalada Dhuusamareeb maanta kula kulmay madaxa Xukuumadda maamulka Galmudug Sheekh Axmed Shaakir Cali Xasan.

Waxa uu soo Hada qaaday arimo ay ka mid yihiin colaado ku soo laab laabtay gobalka galgaduud waxana madaxda galmudug uu u jeediyay fariin muhiim ah

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY